Cabiwali muuday oo cambaareeyay waxii ka dhacay baarlamaanka Soomaliya.

Cabdiwali Muuday oo ah gudoomiyo ku xigeenka Baarlamaka Soomaliya ayaa ku tilmaayay ayaan daro hadalada aan micnaha lahayn oo kasoo yeeraya dadka qaar.Muuday waxa uu cadeeyay wax xil ah oo laga qaday in aysan jirin laakiin ay jiraan dad doonaya in ay ku noolaadaan arbush waligood oo aan ogolayn kala dambayn iyo maamul.

Tusaale Muuday waxuu usoo qaatay yaa arkay waligay ayadoo la ileeyahay ama maqlay Muuday ayaa saas sameeyay xilkaana laga qadayaa marka hadaba waxaan ka cod sanayaa in umada Soomaliyeed aysan wax waqti ah isaga dhumin nimankaan doonaya in ay qaska ku jiraan waxaana kul talin lahaa in ay sharciga dhawraan, waayo waxaa wax loogaystay sharaftii umada Soomaliyeed waxana la jabsaday Baarlamankii Soomaliya.

Tan kale Muuday waxuu sheegay in uu yahay nin muwaadin Soomaliyeed ah loona dhiibi karo xil lagana qaadi karo laakiin aysan ahayn waxii meesha kadhacay wax xataa sharciga u dhaw bal iska daa sharciye.

Hornafric.com

 

 

CONTACT US. WEBMASTER@HORNAFRIC.COM