

WAKIILKA GAARKA EE QARAMADA MIDOOBEY WAXUU DANAYNAYAA QILAAFKAAN AAN DHAMAANAYN EE BAARLAMANKA.
Egayga gaarka aha ee Soomaliya Augustine Mahiga ayaa muujiay dareenkiisa Baarlamaka murankiisu iska socdo ee Moqdisho.Mahiga waxuu kula taliyay in ka fogaadaan labada dhinacba gacanka hadal noocu doono hanoqdee.Ayna ku xaliyaaan waxii is afganawaaya nabad iyo wadahal iyo waxa Sharciga ku qoran axdiga kumeel gaarka ee Soomaliya kaasoo uu ku dhisan yahay qiimaha Baarlamaanka Soomaliya.
Waxuu sheegay Mahiga, gacan kahadalkii kadhacay maalmihii udambeeyay Baarlamaka Soomaliya waa wax aad loogo walwalo.Waana in ficil laga qaadaa kuwii bilaabay fixilkaan iyo kharibaadaan.Waxuu u sheegay niyad samida uu uhayo kuwa ku dhaawacmay waxuuna u rajayanaa caafimaad dag daga
Isku dhacu waxuu kusoo aaday xili xun, oo ay wadama dariska iyo kuwa caalamku ay kor u qaadeen aragtida iyo taageerada ay u hayaaan Soomaliya si ay hore ugu socoto waxii dhawaan u qabsoomay dhanka nabada iyo siyaasada.Tan waa fursadii ugu dhawayd ee 21 sano ee lasoo dhaafay ay soomaliya hesho waxaana kula talinayaa in aysan iska dhumin seegina marlabaad.
Hadaba tanaa keentay in ay taageerto UNPOS dadaalka uu wado Madax Wayne Sheikh Shariif Sheik Ahmed oo ku raadinayo xal khilaafka dhexyaal baarlamaka kuna guubaabiyo qaybaha kale dawlada in ay ka caawiyaan xal shaqayn kara.
SRSC waxay ugu yeeraysaa Baarlamaanku in uu iska dhigo khilaafka dhexdiisaa meel ayna wada shaqeeyaan wadajir iyo isdhexgal si loo hirgaliyo dibu heshiisiinta iyo TUBTA TOOSAN ama waxa looyaqaan ROADMAP, kaasoo looga gudbayo Kumeelgaarka iyo Heshiiskii Garoowe.
UNPOS waxay utaagan tahay hada in ay idinka cawiso Xafiisyo dhameeya Murankaa wax jeedinaya oo aan Faa iido ugu jirin Dalka Soomaliya iyo Dadka Soomaliya waana lama huraan nabadayntu. TRANSLATION OF THE PRESS RELEASE OF AMBASSADOR MAHIGA.
TRANSLATED BY HORNAFRIC.COM. IF YOU ARE INTERESTED TO READ IN ENGLISH, PLEASE READ IT AT BOTTOM..
PICTURES OF VIOLANCE TOOK PLACE AT MOGDISHO PARLIAMENT LAST MEETING.Remember media was not allowed to enter but few pictures were taken luckily. This is what Madoobe Nuunow Call it election. SORRY TO WATCH THIS PICTURES.
AMBASADOR MAHIGA PRESS RELEASE IN EGLISH .
UN Special Representative concerned about continuing dispute in Somali Parliament
Nairobi, 06 January 2012 – The Special Representative of the Secretary-General (SRSG) for Somalia, Ambassador Augustine Mahiga today expressed deep concern over the continuing parliamentary dispute in Mogadishu. He called on all parties to refrain from violence of any kind and to resolve whatever disagreements they may have through peaceful political dialogue and legal procedures as provided for in the Transitional Federal Charter, upon which the credibility of Parliament is based. He noted that the violence, which has taken place in Parliament over the last few days, is most regrettable. He added that appropriate action must be taken against those involved in instigating violence and spoilers. He expressed his sympathy for those injured and wished them a speedy recovery.
“This clash is particularly ill-timed,” said Ambassador Mahiga, “coming at a moment when the entire region, and indeed the international community as a whole, is scaling up attention and support for Somalia to advance the recent gains on the security and political tracks.” He added that this is one of the rare windows of opportunity in the 21 years of conflict in Somalia, which should not be squandered or missed again.
It is in this spirit that UNPOS supports the continuing efforts by President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed to seek a peaceful resolution to the controversy among the parliamentarians and encourages other stakeholders to help him find a workable solution.
The SRSG called on all parties to put aside their differences and work together in a spirit of cooperation and reconciliation to implement the Roadmap on ending the transition and the Garoowe Principles.
“UNPOS stands ready to facilitate with good offices to end this distracting quarrel, which serves to help neither Somalia nor the Somali people and is detrimental to the peace process,” Ambassador Mahiga stated.