Madowga Maraykanka oo Qoryo ku Gaardiyay..Daawo

Mudaharaadkaan ay dhigeen Madowga Maraykanka ayaa daba socda dil  Booliska Atlanta u gaysteen Gabar Madow oo magaceeda la yiraahdo Breonna Taylor,March 13, 2020.

Gabadha Madow ayaa ahayd  26 jir taas oo aan wali dadkeedu helin wax Cadaalad ah.

Kooxdaan ayaa balan qaaday in ay Talaabo qaadi doonaan hadii aan dhaqso looga jawaabin dilkeeda lana marin Cadaalada dadkii dilay..Daawo