Madaxwaynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku Casumay MD Galmudug.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Maxamed Abdulaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho ku casumay Madaxwaynaha Galmudug Qoor Qoor.

Casumaadaan ayaa dad badan u badinayaan in uu Madaxwaynuhu doonayo in uu la yeesho la tishi walow warar kale oo aan lagu kal soonayn sheegayaan in uu doonayo in uu Qoor Qoor ka dhigo RW Soomaaliya.

Maalmaha soo socda ayaan waxaan ogaan doonaa xaalada dhabtaa ee Madaxwayne Farmaajo ugu yeeray Goorgoor.