Safaarada China ee Houston oo La Xiray…

Qunsulka China u fadhiya Gobolka Houston ee Cariga Maraykanka ayaa Dawlada Maraykanku Xirtay.
Xiritaankan ayaa la sheegay in uu keenay markii Qunsulka China gUbay Waraaqo sir ah oo laga war helay.
Dawlada China ayaa aad uga xamaatay, laakiin xiriirka China iyo Maraykanka ayaa aad u xumaa mudooyinkii dambe.