Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Xaliimo Yareey oo Dhuusamareeb ka Dagtay.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ee ku guulaysan waayay in ay umada Soomaaliyeed gaarsiiso Doorasho  Hal Cod iyo Hal Qof ah ayaa maanta ka dagtay Maagalada Dhuusamareeb.

Xaliima Yareey ayaa ka qayb galaysa Shirka 2’aad ee uga furmaya Dhuusamareeb Madaxda Dawlada Fadaraalkaa iyo kuwa Dawlad Goboleedyada.

Lama oga waxa Xaliimo lasoo shirtagidoonto maadama ay u cadaysay Golaha Shacabka Soomaaliyeed in aysan dhici-karin Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod.

Shirkaan oo la Filayo in uu ka Bilowdo Asbuucaan magaalada Dhuusamareeb ayaa umada Soomaaliyeed dhamaantood indhaha ku hayaan.

 

Hornafricmedia.