Goodax Barre oo Sheegay in Wax Barashada Lagu Wareejinayo Gobolka Banaadir..Daawo

Muqdisho

Wasiir Goodax "Waxbarashada Gobolka Banaadir waxaan ku wareejineynaa Maamulka Gobolka,Waxa la wareejinayaa wax walba oo la xiriira Waxbarashada sida Siyaasada,Maamulka Macaliinta,Mamulka Dugsiyada gaarka iyo kuwa kale"

Posted by Official Somali Cable on Tuesday, February 25, 2020