Lacagta Liibiya oo Been Abuura Ayaa Raashku U Sameeyay Dagaal Ooge Hafter. Daawo

Dawlada Ruushka ayaa u samaysay Dagaal Ooge Haftar lacagta Liibiya oo aan Sharci ahayn(Fake Libyan Currency).

Dawlada Raashka ayaa la sheegayaa in ay ugu talagashay lacagtaan in Dagaal Ooge Haftar uu Nolosha Ciidamadiisa ku maareeyo  si uu usiiwado Dagaalka uu ku hayo shacabka Liibiya. Daawo