Turkiga oo Cudurka Caabuqa ka Daweeyay Dadkii ugu Badnaa..

Dawlada Turkiga ayaa waxay cudurka Caabuqa ka dawaysay dad gaaraya 63,151 ayadoo Maalintii Axada ahaydna ka dawaysay 4,892 qof.

Dadka laga daweeyay ayaa aad uga badan dadka hada qaba Cudurka Caabuqa dalka Turkiga waana Tiradii ugu badnayd ee laga daweeyo Cudurka Caabuqa Caalamka..

Dawlada Turkiga ayaa ka mida dallaka ku dadaalaya in ay soo saaraan Talaalka Cudurka Caabuqa.

Source.DS.

Contact.Hornafricmedia@gmail.com