Madaxwaynaha Tanzania oo Sheegay in Deeq Cudur Qabta Dalkiisa La Siiyay.

Madawaynaha dalka Tanzania  John Pmbe Magufuli ayaa sheegay in qalabkii loogu deegay si ay ugu ogaadaan Cornanavirus ka  laga helay Cudurka laftigiisa.Madaxwaynaha Tanzaaniya ayaa sheegay in laga helay qalabkii loogu deeqay Qudaar, Ido iyo Riyo laakiin loogu tala galay in Xirtaan Bini’aadam  laguna sheegay da’da dadka xiranaya.

Waxaa dhawaan ku dhintay dalka Tanzaaniya Wasiiro ka tirsan Dawlada Tanzania oo uu ku jiro Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u fadhiyay Soomaaliya Augistine Mahiga,

 

Contact us..Hornafricmedia@gmail.com