Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray Xarumaha Gurmadka Qardho. Daawo

Mdaxweyne Deni oo kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka loo fidinayo dadkii ay fatahaadu saameysay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Qardho, ayaa maanta kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka loo fidinayo dadkii ay fatahaadu saameysay.

Posted by Puntland State TV on Sunday, May 3, 2020