Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo Ka Digay Kalitalisnimada DF.Daawo

s

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Dhabancad,ayaa ka hadlay waxii foosha xumaa ee ka dhacay Dhuusamareeb."Waa nasiib-darro in dowladda federaalka ahi xoog u adeegsato bur-burinta dowladihii qayb-ta ka ahaa nidaamka federaalka ee dalku qaatay".Jibril Qoobey.

Posted by Jibril Heres on Saturday, February 29, 2020