Aabaha dhalay Caasho oo Ku Farxay Cadaalada Puntland.Daawo

Ilyaas Aadan oo ah aabihii dhalay Caasho Ilyaas:Maanta oo taariikhdu tahay February -11-2019 abbaaro 8:00-dii subaxnimo ayaa la qisaasay labo ka mida dhagarqabayaashii dilay Caasho Ilyaas.

Posted by Sahal Samatar on Monday, February 10, 2020