Ilhan Omar oo Ku Tilmaantay Heshiiska Trump Mid “Ceeb ah oo aan Daacad laga ahayn”

“They could have guaranteed justice, and brought everyone into this peace deal. Instead these two embattled heads of state, impeached and indicted, have a “ just us” peace deal. It’s shameful and disingenuous”!

“Waxay balan-qaadi lahaayeen Cadaalad, waxayna keeni lahaayeen mid walba meesha heshiiska, intii ay taas dhici lahayd, Labadaan Madaxwayne oo midna Su’aalulaha la waydiinayo kan kalana dambi halis ah lagu soo eedeeyay waxay ay haystaan oo kaliya waa anaga heshiiskaan…Waa wax laga xumaado oo aan daacad laga ahayn ayay tiri Ilhan Omar…

Ilhan Omar ayaa ula jeeday in uu meesha ka maqan yahay Madaxwaynihii Falastaan meesha kan Isreal uu joogo…

Hornafric..