Cuqaasha,Wax-garadka iyo Culimada Gobolka Nagaag oo Baaq u Diray DF, Puntland iyo Beesha Caalamka.Daawo

Kulan ay isugu yimaadeen Cuqaasha, Wax-garadka, Culumaa-udiinka iyo Haweenka Gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay DF, Puntland iyo Beesha Caalamka in ay ogaadaan in aysan ka tirsanayn Beesha la baxday Somaliland oo uu Hogaamiyo Muuse Bixi..Daawo

Madax dhaqameedka, Cuqaasha iyo Guurtida Gobolada Sanaag iyo Haylaan oo shir ugu xirmay Magaalada Badhan.

Posted by Puntland State TV on Saturday, June 22, 2019