Wafti Ka Socda Safiirada EU oo La Kulmay Madaxwaynaha Puntland..Daawo

Safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo ay hogaaminaysey Safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther.

Posted by Puntland State House on Sunday, April 7, 2019