Puntland oo DFS ka Dalbatay Xaqa ay Leeyihiin Xujaydoodu.

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Iyo Arriimaha Diinta Puntland.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid oo Warbaahinta Dowladda la hadlay ayaa ka hadlay qoondada ay ku leedahay Puntland Dowladda Faderaalka ee ku aadan arrimaha Xajka.Tabiye;- Sharma'arke Dal-daare

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Saturday, March 9, 2019