Farmaajo oo ka Qayb Galay Shirka Midowga Africa.Daawo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 32aad ee Midowga Afrika oo diiradda lagu saarayo sanadkan arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha qaaradda. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada JFS Abdinur Mohamed Ahmed oo qeyb ah wafdiga Madaxweynaha ayaa ka warbixinaya safarka.

Posted by Villa Somalia on Saturday, February 9, 2019