Ninkii ku Dilay Quebec Muslimiinta Tukanaysay oo Lagu Xukumay Xabsi Daa’in.

Alexandre Bissonnette’s oo ahaa wiil 17 jir ah, ayaa jan 30, 2017, waxuu ku dilay masjid kuyaal Quebec

6 qof oo ka mida dadkii ku tukanayay Masjidka waxuu kaloo ku dhaawacay 5 kale…Maanta ayaa Maxkamad ku taal Quebec, Canada, waxay ku xukuntay Xabsi daa’in iyo asaga oo aan wax Cafis ah helayn ilaa uu Xabsiga ku qaato mudo dhan 40 sanadood…