Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Somoil iyo Spectrum oo ka Dhacay London…Daawo

BANNAANBAXA LONDON

Qaar kamid ah Dadweynihii isugu soo baxay bannaanka Hotelka lagu qabanayay shirka Shidaalka Soomaaliya ee Magaalada London, ayaa VOA la wadaagay aragtidooda iyo ujeedka bannaanbaxooda. Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa Makarafoonka la dhex-qaaday.

Posted by VOASomali on Thursday, February 7, 2019