Ra’iisulwasaarihii Hore Soomaliya Cali Geedi oo Qudbad Qiimo Badan Jeediyay…Daawo

Ra'isal Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi oo arimo xaasaasi ah ka hadlaya

Ra'iisal Wasaare hore Cali Maxamed Geeddi: Soomaaliya halkee ka timi? halkee loo socdaa? hadda se halkee la maraya? waayo aragnimo iyo xog qoto dheer ayuu ku bixiyey waraysiga uu siiyey Daljir.Toos u daawo dadkana u gudbi.Ha ilaawin inaad share dhahdo.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, January 30, 2019