Maamulka Cusub ee Gaalkacyo oo Bilaabay Hagaajinta Bilicda Magaalada.Daawo

Maamulada Dagmadda Galkacyo ayaa ka qaaday qashinkii dhexyaalay Warashada Galay oo kamid goobaha dantaguud oo in muda ah uu dhexyaalay qashin Maamulka Dagmadda ayaa sidoo kale sheegay in la tilaabo adag laga qaaday qofkii danbe oo qashin kushabaha warshadda iyo guud ahaanba gudaha Malagalada Galkacyo

Posted by Dawlada Hoose Degmada Gaalkacyo on Thursday, January 17, 2019