Beenlow Matt Brayden oo Shirkadiisii dalka laga Mamnuucay….

Dawlada Fadaraalka Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Hay’ad Cilmi Baarist  ee uu leeyahay  Beenlowga wayn ee Matt Breyden oo inta badan ka qora arimaha Soomaaliya been una ololeeya beesha dhexe ee Hargaysa oo uu Gabar ka qabo….