Danjiraha Dalka Sweden oo Yimid Puntland….Daawo

Danjiraha Sweden

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 1 October 2018 qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador AndreasVon Vexkull.

Posted by Puntland State House on Monday, October 1, 2018