Xassan Culusoow oo Xisbi ku Dhawaaqay…Daawo

MD Xasan Shiikh Maxamuud

Waxaan u mahad naqayaa Xubnaha Xisbiga Midowga Nabada iyo Dimuqraadiyadda oo maanta ii doortay Guddoomiyaha Xisbiga waxaan Eebbe ka rajaynayaa in uu ii fududeeyo masuuliyadda culus ee laygu aaminay.

Posted by Hassan Sheikh Mohamud on Sunday, September 30, 2018