(Daawo Video): Shirkii Jaraa’id ee Guddiga Difaaca Puntland Ku Kashifeen Beentii Naf-la-Caarinimada Jeegaanta!

 

Guddigu waxa ay ka jawaabayeen calwasaadka Jeegaanta, oo dharaar cad ku riyootay in Ciidamo Puntland ka soo goostay u soo galeen.  Halkaan Hoose ka daawo Beenta Jeegaanta: