(Daawo:) Guddiga Difaaca Puntland oo Xaqiijiyay In La Soo Afjarayo Xoraynta Gobolka Sool!

Guddiga Difaaca Puntland ayaa Saacado ka hor Shir Jaraa’id ku qabtay Caasimadda Puntland ee Garowe.  Guddigu waxa ay meesha ka saareen Hunnu-hunnu ay Maalmahaan isla dhexmarayay, oo sheegaysay in Dowladda Puntland ay gorgortan ka gashay Xoraynta Gobollada SSC ee Puntland.

Wasiirka Warfaafinta ee Puntland, Mudane Qarjab, oo jawaab kulul ka bixiyay hadallada Indhow-garadka iyo War-Xumaa-Tashiilku isla dhex marayeen Maalmahaan, ayaa waxa uu yiri:

 

Halkaan Hoosena ka daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland, Mudane Timacadde, oo Wacad ku maray in uu dhacayo Dagaal lagu xoraynayo Gobollada SSC ee ku maqan gacanta Jeegaanta:

 

 

 

 

..