Maraykanka iyo Midowga Yurub oo ka Heshiiyay Xurguftii Ganacsiga…

Madaxwaynaha Midowga Yurub Jucker oo maanta gaaray Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Maraykanka ayaa keenay Xal socod siin kara qilaafka dhexyaalay in mudaa  Midowga Yurub iyo Hogaamiyaha dalka Maraykanka Trump.

Xalkaan ayaa noqday in Midowga Yurub iyo Marayku midba midka kale ka joojiyo  Shirkadahooda  Canshuurta, Caqabadaha Ganacsiga iyo Kabida ama Kaalmada dhaqaalle ee dal walba uu siiyo ama ku kabo  Shirkadahooda.

No tariffs, no barriers , and no subsidies policy.

 

HORNAFRICMEDIA…