(Daawo:) Waraysi Xasaasi Ah oo Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Indho-Sheel, ku Caddeeyay In Gobollada SSC Laga Xoreynayo Jeegaanta, oo Hadda Isku Dhex-Yaacday!

Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Mudane Maxamad Yuusuf Jaamac (Indho-Sheel), ayaa waxa uu Waraysi Xasaasi siiyay Golaha 1960.  Indhasheel, oo aad u ayiday  waxa uu ka hadlay:

  1. In uu aad u waafaqsan yahay Qaabka ay Dowladda Puntland u wajahayso Xoraynta Gobollada SSC, oo uu kala saaray Saddex Heer:
    • In marka Kowaad, laga sifeeyo Jeegaanta Duullaanka ku soo qaadday Dhulka SSC, ee Puntland.
    • In, marka Labaad, la xasiliyo Deegaannada, si ay uga soo kabtaan Dhibaatooyinkii ay SNM-tu ku gaboodfashay,
    • In, marka Saddexaad, ay Dowladdu difaacdo Deegaanadaas, si aysan Cadowgu mar danbe u soo hunguriyeyn.

Halkaan Hoose ka daawo, Waraysiga oo taabanay waxyaabo badan: