Daawo: Musharax Deni, oo Dowladda Puntland Ku Eedeeyay Sida Ay U Waddo Difaaca Xuduudaha Puntland! Isaga oo Sheegay In Uu Hayo Xal Uu Qarinayo Ilaa Looga Dooranayo Jagada Madaxweynaha ee Puntland!

Bal nala daawada, Musharax Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka mid ah Musharaxiinta Sanadka soo socda u tartamaya Doorashada Madaxtinimada ee Puntland; isaga oo aaminsan in ay tahay Doorkii Jifadooda, Cismaan Maxamuud: