(Daawo:) Cali Khaliif Galaydh iyo Faysal Cali Waraabe oo Ay Shiine Coley iyo Daahir Calasow ku Soo Dhoweeyeen Brussels!

Daawo: Cali Khaliif Galaydh, oo Faysal Cali Waraabe u soo xanbaaray ilaa iyo Brussels, si uu SNM-ta ugu xalaaleeleeyo Gobollada SSC ee Puntland, ayaa iyaga oo dayaysan, waxa Jidka ka helay Shiine Coley iyo Daahir Calasow, kuwaas oo u tilmaamay Hoolka Shirku ka qabsoomayo; kadib markii ay la qaateen kulamo gaar-gaar ah, oo jeesjeeskooda lahaa: