(Daawo:) Madaxweynaha Puntland oo Kaga Dhawaaqay Brussels In Gobollada SSC Ay Ka Sifayn Doonaan SNM Xuduudaha Puntland, ee JFS!

Bal, Horta Halkaan Hoose ka Daawo Qaabkii ay Shacabka Puntland ugu soo dhoweeyeen Madaxweynahooda, Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas:

Iyada oo faahfaahsan, oo si wadajir ah loogu soo dhoweeynayo Madaxda Puntland iyo Jubaland:

Halkaan kalana ka daawo Khudbaddii Madaxweyne Gaas uu ka jeediyay Shirka Brussels, ee Somalia Parternership Forum, oo uu ku caddeynayo Mowqifka Puntland ee Duullaanka Qaawan  ee SNM-ta; islamarkaasna uu uga hadlay waxyaabo badan oo xasaasi ah:

 

Halkaanna ka daawo  Madaxweynaha Puntland, oo Khudbadda ka bacdi, caddaynaya in ay ka go’an tahay in uu Puntland ka xoreyeynayo Gooni-Goosatada SNM: