(Daawo:) Shacabka Magaalada Laascaanood oo Fariin U Soo Diray Ciidanka Difaaca Puntland

(Xigash: Allsanaag,com) Qaar kamid ah Haweenka Magaalada Laascaanood ayaa mar kale fariin ka soo diray magaaladooda, taas oo ku socotay Puntland; waxayna ugu baaqeen in ay ciidamadooda soo dhaqaajiyaan, oo ay xoreeyaan shacabka magaaladaas, oo ay SNM-tu haysatay 11-kii sanno ee la-soo dhaafay.