Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu-Daacish (Faysal Dhurwaa) ku soo Dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Brussels

(Xigasho: allsanaag.com) Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu Daacish ku soo dhoweeyey Garoonka Brussels

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi, oo ka soo jeeda Beesha Raxanweyn, ee ugu badan Soomaalida is qarxisa, gaar ahaan kuwa Buuraha Calmadow isku qarxiya, oo ay isticmaalaan Maamulka Jeegaanta, ayaa Garoonka Diyaaradaha Brussels ee Dalka Belgium ku soo dhoweeyay Abu-Daacish, oo qaba gabar ka soo jeeda Beesha  Raxnweyn; wiilka Abu-Daacish, oo uu  Fiqi Abti u yahayna, uu dhowaan  isku qarxiyay dalka Syriya.

Marka Safiirka Soomaalida ee Dalka Bulgium soo dhowaynayo Abu-Daacish, waxa garoonka ku sugnaa Jaaliyadda Puntland, ee ka kala timid dhamaan Wadamada  Reer Yurub, si ay u soo dhoweeyaan Madaxweynha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas