RW Khayre oo ka Qayb Galay Caleema Saarkii G/Golaha Shacabka…Daawo

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka qeyb galay xafladda Caleema Saarka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan.#NabadIyoNolol.

Posted by OPM Somalia. on Thursday, May 10, 2018