RW Khayre oo ka qayb Galay Xuska Maalinta Yurub oo Sanad-kasta Muqdisho Lagu Qabto..Daawo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka qayb galay Xuska maalinta Midowga Yurub, waxuuna ku aamaanay howlaha ay Soomaaliya ka qabtaan sida sugida amniga harumarinta dhaqaalaha iyo caawinta qaxootiga Soomaaliyeed. Waxuuna balan qaaday in ay Soomaaliya sii xoojin doonta wadashaqaynta Midawga Yurub. #NabadIyoNolol.

Posted by OPM Somalia. on Wednesday, May 9, 2018