RW Somaliya oo Maanta Qaabilay Qolyaha u Qaabilsan Qaramada Middoobay Cuna Qabataynta Hubka Soomaliya…Daawo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socday Gollaha Amaanka ee Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cuna-qabataynta Hubka Soomaalliya. Waxaana hogaaminayay Safiirka Qarmada Midoobay u fadhiya dalka Kazakhstan ee H.E Kiarat Umarow.#NabadIyoNolol.

Posted by OPM Somalia. on Tuesday, May 8, 2018