Wasiirka Arimha Dibada ee Bahrayn oo Dhaleeceeyay Dawlada Soomaliya..Daawo

Filed under: Warkii |

Wasiirka Arimaha dibada ee Bahrayn Khaalid Al Khaliifa ayaa maanta oo ah Abriil 10, 2018,  bartiisa Twitter ka  soo dhigay  hadal ka yaabiyay umada Soomaliyeed oo ah in Dawlada Soomaliya ku qarsato hubka gacmaha Cadowgeeda kana Abaal dhacday Imaaradka oo caawiyay laakiin Alle ayaa talo ku filan iyo haa Wakiilka.. Wakiilka uu ka hadlay waa wakiilka u fadhiya Imaaraadka Soomaaliya.. Bal akhri..

 

أقامت الإمارات عدة مؤتمرات لدعم الصومال ، و بحضور الرئيس الصومالي . و وقفت مع الصومال ضد القراصنة و قامت بكل واجب و قدمت كل دعم بالمال و السلاح و الدواء . و لم ترد الصومال الا بالنكران و الاساءة و الارتماء في احضان أعداء الأمة . حسبنا الله و نعم الوكيل

Somali,,

Imaaraadka Carabta ayaa qabtay shirar badan oo lagu taageerayo Soomaaliya, iyadoo uu joogo madaxweynaha Soomaaliya, si ay wadajir  ula dagaalaan budhcad-badeedka Soomaaliya ayadoo la oofinayo waajibaadkaan ayaa Imaaradku waxay bixiyeen taageero, lacag, hub iyo dawo. Soomaaliya waxay ugu jawaabtay oo kaliya  cambaareyn, aflagaado iyo ayadoo ku qarinaysa hubka gacmaha Cadowga qaranka. Ilaah baa ku filan, iyo haa, wakiilka.

 

English..

The United Arab Emirates held several conferences to support Somalia, in the presence of the Somali President. And stood with Somalia against the pirates and did all the duty and provided all support with money, arms and medicine. Somalia has only responded by denying, insulting and hiding in the arms of the nation’s enemies. God is enough, and yes, the agent