Qudbadii Siilaanyo u Jeediyay Somaliland Mudo Korrorsiga Kadib.Daawo

Ahmed Maxamed Siilaayo ayaa ku darsaday 22 Bilood oo kale xukunka Soomaliland,taas u run ahaan tii ka yaabisay deeq bixiyaal badan kuwaas oo dhaqaale farabadan in mudaa ku bixinayay sidii Doorasho uga dhici lahayd Soomaliland.Hadaba Siilaanyo ayaa waxuu Qudbad u Jeediyay  Soomaliland.Qudbadaas ayaaa Siilaanyo waxuu u sheegay Reer Somaliland waxii ay jeclaayeen ama ay dhagahoodu ku farxi lahaayen inkastoo aysan Xafladaan u dhacin sidii kuwii hore Caalamka intiisa kale, walow ay jiraan meelo badan oo dunida Dacaladeedaa oo uu dagaalka kadhacay Xafladihii Soomaliland.

Dagaalkaan ayaa yimid markii dadka Somaliland ay rajaynayeen Doorasho laakiin ay ku hungoobeen ayna arkeen Siilaanyo oo ku darsaday 22 Bilood oo Kale.

Qudbadii Siilaanyo  oo Cukuuse agtaagan yahay.