Eithopia oo Isku Dayaysa in ay Hanato Markaana War-Baahinta Soomalida…

Eithopia oo Isku Dayaysa in ay Hanato Markaana War-Baahinta Soomalida…

Saraakiisha Sirdoonka Itoobiya u Jooga Safaaradooda Muqdisho ayaa maanta waxay ku casumeen Warbaahinta Soomalida Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Sirdoonka Itoobiya ayaa u sheegay Warbaahinta kuwii u tagay in ay Itoobiya aysan ahayn Itoobiyadii hore loona baahan yahay in lala saan qaado Itoobiyada Cusub ee Amxaaradu Maamusho, Oramadununa Xukunka Hayso… Saraakiisha Itoobiyaankaa waxay ilaaween in umada Soomaaliyeed ogyihiin in Dawlad Deegaanka Soomalida kaliya lasoo dhoobay Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah…In wali aan la xirin dadkii…

Read More