Ninkii ku Dilay Quebec Muslimiinta Tukanaysay oo Lagu Xukumay Xabsi Daa’in.

Ninkii ku Dilay Quebec Muslimiinta Tukanaysay oo Lagu Xukumay Xabsi Daa’in.

Alexandre Bissonnette’s oo ahaa wiil 17 jir ah, ayaa jan 30, 2017, waxuu ku dilay masjid kuyaal Quebec 6 qof oo ka mida dadkii ku tukanayay Masjidka waxuu kaloo ku dhaawacay 5 kale…Maanta ayaa Maxkamad ku taal Quebec, Canada, waxay ku xukuntay Xabsi daa’in iyo asaga oo aan wax Cafis ah helayn ilaa uu Xabsiga ku qaato mudo dhan 40 sanadood…

Read More