Guriga Taliyaha Ciidanka Dawlad Goboleedka Somaliland Nuux Taani oo la Gubay..

Guriga Taliyaha Ciidanka Dawlad Goboleedka Somaliland Nuux Taani oo la Gubay..

Taliyaha Ciidanka Dawlad Goboleedka Somaliland Nuux Taani ayaa waxaa weeraraty Ciidamada deegaanku Ceerigaabo kuwaas Burburiyay sida wararka aan ku helayni Hoygii uu daganaa Nuux taani. dhaawaca iyo dhimashada halkaas ka dhalatay ayaanan wali helin laakiin Taliyaha ayaa u gogol xaarayay Muuse Bixi oo doonayay in uu yimaado Magaalada  Ceerigaabo taas oo dadka deegaanku aysan raali ka ahayn.   Hornafricmedia…

Read More