(Daawo:) Waraysi Xasaasi Ah oo Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Indho-Sheel, ku Caddeeyay In Gobollada SSC Laga Xoreynayo Jeegaanta, oo Hadda Isku Dhex-Yaacday!

(Daawo:)  Waraysi Xasaasi Ah oo Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Indho-Sheel, ku Caddeeyay In Gobollada SSC Laga Xoreynayo Jeegaanta, oo Hadda Isku Dhex-Yaacday!

Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Mudane Maxamad Yuusuf Jaamac (Indho-Sheel), ayaa waxa uu Waraysi Xasaasi siiyay Golaha 1960.  Indhasheel, oo aad u ayiday  waxa uu ka hadlay: In uu aad u waafaqsan yahay Qaabka ay Dowladda Puntland u wajahayso Xoraynta Gobollada SSC, oo uu kala saaray Saddex Heer: In marka Kowaad, laga sifeeyo Jeegaanta Duullaanka ku soo qaadday Dhulka SSC, ee Puntland. In, marka Labaad, la xasiliyo Deegaannada, si ay uga soo kabtaan Dhibaatooyinkii ay SNM-tu ku…

Read More