Midowga Yurub oo Ganaaxay 4.3 Billion Google…Daawo

Midowga Yurub oo Ganaaxay 4.3 Billion Google…Daawo

Midowga Yurub ayaa ganaaxay lacag gaaraysa 4.3 Bilyan Shirkada Google.  Midowga Yurub ayaa ku eedaysay Google in aysan u ogalayn Shirkadaha kale in ay uga hawl galaan Tell Gacanta sida Google… Ganaaxa Midowga Yurub ku riday Google ayaa ah 4.3 Bilyan. Mudo 3 Bilood ah ayaa loo qabtay Google in ay ku badalaan dhaqankaan dhaqankii hore. Ma aha markii ugu horaysay Midowga Yurub ay  ku rido Google Ganaax. Yurub ayaa horay Ganaax ugu riday Google…

Read More