Daawo: Ciidamadii Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood oo Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Hore ee Tukaraq

Daawo: Ciidamadii Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood oo Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Hore ee Tukaraq

Ciidamo faro-badan, oo ka soo jeeda Beesha Cilmi Naaleeye Axmad, oo ku qalaybsnaa Hubka Noocyadiisa kala duwan iyo Gawaarida Gaasaaman, ayaa waxa ay ka soo kicitimeen Aagagga Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood. Ciidamadaan, oo Beeshu ka soo ururisa ilaa iyo Ari-Caddeeye oo Xagga Waqooyi Galbeed ka xigta Masaafo dhan 85 km, ayaa waxa ku soo dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq Guddiga Difaaca ee Puntland. Halkaan Hoose ka daawo Ciidamadaan oo loo qarameeyay in ay ka mid yihiin Ciidamada Puntland:…

Read More