Guddoomiyaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland oo Xalay Saqdii Dhexe ku soo Doweeyay Taliyhii booliska ee Jeegaanta Ugu Magacownaa Gobolka Sool!

Guddoomiyaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland oo Xalay Saqdii Dhexe ku soo Doweeyay Taliyhii  booliska ee Jeegaanta Ugu Magacownaa Gobolka Sool!

Deegaanka Hol-Hol ee Gobalka Sool, oo xagga Waqooyiga ka xigta Tukaraq, ilaa iyo 65 km,  ayaa Xalay Saqdii Dhexe, waxa soo gaaray Darawalkii iyo Gaarigii Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobalka Sool ugu magacownaa Jeegaanta, Gaashanle Sare Cabdirisaaq, oo ay Shalay Xilka ka qaadeen; kadib, markii uu fulin waayay Awaamiir lagu caburinayay Shacabka Laascaanood. Guddoomiyayaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland, oo ka soo kicitamay Caasimadda Puntland, ee Garoowe, ayaa soo gaaray Hol-Hol, oo Masaafo ahaan…

Read More