(Daawo:) Guddoomiyaha Gobolka Karkaar oo Beeniyay Qoraalkii Naflacaariga Ahaa, ee ka Soo Fulay Mucaaradka Jiritaanka Puntland; Kaas oo, Mar Kale, Loo Soo Kiraystay Website-ka Garoweonline, oo ay Mulkiilkiilaha ka Yihiin Ilmo-Faroole

Wax la cayrsho “Been baa u gaabiso’e”, Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Mudane Cabdullaahi Maxamad Barre (Caato), oo Shir-Jara’aid ku qabtay Qardho, ayaa ku beeniyay war ay soo  qoreen Website-ka Garoweonline.com, oo si toos ah ay u maamulaan Wiilashii Madaxweynihii Hore ee Puntland, Faroole, oo Saaxadda Siyaasadda Soomaaliya uga dhacay Darajada Senatornimada ee Aqalka Sare; Xaalad Labada Aqal ee Guddiga Dastuurku ay ka doorteen Warlord Cabdi Qaybdiid. Website-ka Garowe Online, oo caan ku noqday Xiqdiga iyo Xaasidnimada ay…

Read More

(Daawo:) Shiikh Mucayid Shiikh Maxamad Aw Faarax, oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Waaweyn ee Puntland, Ayaa ku Iftooday In Dagaalka Lagu Xoreynayo Gobollada SSC uu Yahay Jihaad!

(Daawo:)  Shiikh Mucayid Shiikh Maxamad Aw Faarax, oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Waaweyn ee Puntland, Ayaa ku Iftooday In Dagaalka Lagu Xoreynayo Gobollada SSC uu Yahay Jihaad!

Shiikh Mucayid Shiikh Maxamad Aw Faarax, oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn ee laga wada yaqaan Gayiga Soomaaliya oo dhan, ayaa waxa uu Caasimadda Puntland, ee Garowe, uga dhawaaqay: In Dagaalka lagu xoreynayo Gobollada SSC ee Puntland uu yahay Jihaad Xaq ah. In Ciidamada Difaaca Puntland ay yihiin Mujaahadiin difaacaya Sharafkooda, Cirdigooda, Dhulkooda, iyo Dadkooda, oo iska difaacaya Fikirkii Gumaystaha ee Ingiriiska ee Waa’ Hore ka hirgeli waayay Geyiga Soomaaliya. In Askariga ku dhinta…

Read More