(Dhegayso:) Guddoomiyaha Gobolka Sool, oo Bogaadiyay Howlgalkii Ay Shacabka Laascaanood Fuliyeen Xalay; Islamarkaasna Digniin Kama Danbays Ah Siiyay Horgallada Jeegaanta!

(Dhegayso:) Guddoomiyaha Gobolka Sool, oo Bogaadiyay Howlgalkii Ay Shacabka Laascaanood Fuliyeen Xalay; Islamarkaasna Digniin Kama Danbays Ah Siiyay Horgallada Jeegaanta!

Kadib, markii Habeenkii Labaad, Toddobaad gudihiis, uu Magaalada Laascaanood ka dhacay Howlgalka Duufaanka Buluugga; kaas oo lagu qaaday Maleeshiyaadka SNM ee Jajuubka ku haysta Magaalada, ayaa waxa ka warbixiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland, Mudane, Abuukar Cabdi Geelle. Guddoomiyaha, oo ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Howlgalka, ayaa waxa uu digniin kama danbays ah siiyay Horgallada, sharafkooda iyo cirdaygooda ku iibsaday Thamanun Qliilan! Halkaan Hoose ka dhegayso Guddoomiyaha:        

Read More

Golaha Iskaashiga Dowlad-Goboleedyada oo Taageeray Mowqifka DFS ay ka Istaagtay Qaabka Beesha Caalamku U Naas-Nuujiso Goonigoosatada Jeegaanta!

Golaha Iskaashiga Dowlad-Goboleedyada oo Taageeray Mowqifka DFS ay ka Istaagtay Qaabka Beesha Caalamku U Naas-Nuujiso Goonigoosatada Jeegaanta!

War-Saxaafadeed ka soo baxay Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu taageeray Qoraal uu Wasiirka Qorshaynta Dowladda JFS, Amb. Gamal Hassan, Taariikhdu markii ay ahayd June 09/2017,  u gudbiyay Deeq-Bixiyaasha Beesha Caalamka, kaas oo lagu dalbanayay in la soo afjaro Hannaanka Gaarka ah ee Gooni-goosatada Jeegaanta, ee ku qaraabata Magaca Somaliland ku hesho Deeqaha. Naasnuujintaas ayaa ka soo bilaabatay Heshiiskii NEW DEAL, ee ka dhacay Brussels 2013-kii; taas oo ku ekayd 2016-kii;…

Read More

Cutubyo Si Gaar Ah U Tababaran oo soo Furtay Gebi Ahaanba Maxaabiistii ku Jirtay Xabisyada Laascaanood

Cutubyo Si Gaar Ah U Tababaran oo soo Furtay Gebi Ahaanba Maxaabiistii ku Jirtay Xabisyada Laascaanood

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland, Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Geelle Diiriye, oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Howlgal ay Ciidamada Dowladda Puntland gudaha ugu galeen Laascaanood; islamarkaasna ay ku soo furteen Maxaabiis ay Jeegaantu si sharci darro ah ku haysatay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Cutubyadaan ay Weerar ku qaadeen Saddex ka mid ah Saldhigyada Maleeshiyaadku ku caburiyaan Shacabka Gobolka Sool. Daawo:    

Read More

(Daawo + Akhriso) Khudbaddii Madaxwaynaha Puntland Dr. C/wali Maxamad Cali Gaas ee Furitaanka Kalfadhigii 41-aad ee Golaha Wakiilada e Dowladda Puntland

(Daawo + Akhriso) Khudbaddii Madaxwaynaha Puntland Dr. C/wali Maxamad Cali Gaas ee Furitaanka Kalfadhigii 41-aad ee Golaha Wakiilada e Dowladda Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Maanta, oo ay Taariikhdu ahayd, June 23/2018, waxa uu furay Kalfadhigii 41-aad ee Golaha Wakillada Dowladda Puntland. Furitaanka kalfadhiga 41-aad ee Golaha Wakiilada Dowadda Puntland ayaa waxa goobjoog ka ahaa: Madaxweyne-ku-Xigeenka Dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Axmed Cali Xaashi iyo 66-da Xildhibaan. Wasiirro ka socday Golaha Wasiirrada ee Dowladda Puntland Mas’uuliyiin ka socday Golaha Garsoorka Dowladda Puntland….

Read More
1 2 3 4