Dhegayso: Gudoomiyaha Degmada Goodaale ee Gobolka Sool, oo ka soo Goostay Somaliland, Islamarkaasna Xog Badan Bixiyay!

Dhegayso: Gudoomiyaha Degmada Goodaale ee Gobolka Sool, oo ka soo Goostay Somaliland, Islamarkaasna Xog Badan Bixiyay!

Guddoomiye Cadiqani Maxamuud Cabdi, oo Maamulka Gooni-goosadka ee SNM ugu magacownaa Guddoomiyaha  Degmada Goodaale, ayaa waxa uu Xalay Saqdii Dhexe ka soo baxsaday Magaalada Laascaanood, oo ay Ciidamada Jeegaantu ka waddo caburin iyo Gumaad aan loo aabadayin. Halkaan Hoose ka dhegayso Guddoomiyaha oo Shir-Jaraa’id ku qabtay Degmada Buuro-Wadal, oo uu soo gaaray Saaka:        

Read More

Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Baarlamaanka Puntland oo ku Bogaadiyay Madaxda Sare ee Dowladda Puntland Sida ay U Wadaan Howlgallada Lagu Difaacayo ee Lagu Xaqiijinayo Xuduudda Puntland iyo Midnimada JFS!

Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Baarlamaanka Puntland, oo uu hor-kacayay Guddoomiyahooda, Xildhibaan Saadaq Abshir Garaad, ayaa waxa ay Maanta Shir-Jaraa’id ku qabteen Caasimadda Puntland ee Garowe.  Guddiga ayaa waxa ay Madaxda Dowladda Puntland ku taageereen COD DHEER; islamarkaasna, waxa ay ku bogaadiyeen sida hufan ee ay uga soo dhalaaleen howshii ay u igmadeen; taas oo ahayd DIB-U-XOREYNTA DHULKA UGA MAQAN JEEGAANTA.  Sidaas si la mid ah, waxa ay eedeeyn culus dusha uga tuureen DFS iyo…

Read More

Ciidamo Badan oo ka soo Goostay Somaliland..

Ciidamo Badan oo ka soo Goostay Somaliland..

Ciidamo aad u farabadan oo ku jiray dagaalka ayaa u soo goostay Puntland.  Ciidankaan ayaa hadda waxaa gacanta ku haya Maamulka Puntlland.  Mardhow ayaa waxaa Madaxda Puntland balan qaadeen in ay Saxaafada la wadaagi doonaan Ciidamadaan. Cadadka Ciidankaan kasoo goostay Somaliland ayaan wali lahayn, laakiin ma dhow ayaa la ogaandoonaa Kalasoco waxii soo kordha Hornafrficmedia..   Hornafricmedia..

Read More