Daawo: Golaha Abwaaniinta ee Somalilan oo Aad Uga Damqaday Colaadda Ceel-Afweyn

Daawo:  Golaha Abwaaniinta ee Somalilan oo Aad Uga Damqaday Colaadda Ceel-Afweyn

Wafdi laxaad leh, oo Abwaaniin ah, oo ka soo kala kicitimay Hargaysa, Burco, iyo Boorame, oo, sida ay sheegteen, iskood isku soo abaabulay,  ayaa waxa ay booqasho ku yimaadeen Xaafadda Beesha Isaaqu ka degto Magaalada Ceerigaabo, si ay Dareenkooda ula qaybsadaan WALAALAHOOGA ku dagaalamay Ceel-Afweyn. Abwaaniinta, oo qiraya in damiirkoodu siin waayay in ay nabad ku seexdaan Magaalooyinka Hargaysa, Burco, iyo Boorame, iyada oo Walaalahood ku dagaalamayaan Ceel-Afweyn, taas oo dhaawacaysa Qadiyaddii Somaliland, ee GOONI-ISKU-TAAGGA. Halkaan hoose…

Read More